Rooble iyo Madax kale oo Salaada Janaasada ku dukuday Meydka Xildhibaan Aamina (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday maydka Allaha u naxariistee xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo xildhibaan hore Cali Cabdi Dhuxul oo ka mid ah dadkii ku geeriyooday qaraxii argagixiso ee xalay ka dhacay Baladweyne. Rooble iyo masuuliyiinta kale ee isugu jira … Continue reading Rooble iyo Madax kale oo Salaada Janaasada ku dukuday Meydka Xildhibaan Aamina (Sawirro)